Bismilaah       Norsk versjon
Masjidka Tawfiiq Masjidka Tawfiiq
Xiliga salaada maanta 05 Sebteembar: [Fajri: 4:51] [Duhur: 13:27] [Casar: 16:45] [Makhrib: 20:16] [Cishe: 21:46]

|              

Guji keydka Fadlan! Fadlan! Fadlan! Walaal guji keydka jawaabaha inta aadan su'aal soo dirin. Ma isku dayi kartaa inaad raadiso su'aashaad doonayso in horay looga jawaabay? Ka raadi meesha ay ku qoran tahay "Raadi jawaab", fiiri kor dhinaca midig!. Su'aashaada hadaad horay usoo dirtay jawaabteeda waa soo soctaaye iska sug oo mar 2aad hasoo qorin!

Cafwan! Walaal 15-kii su'aalood ee usbuucaan waa kaa hor buuxsameen! Sidaa awgeed waxba su'al ha qorin ee usbuuca soo socda soo dir su'aashaada insha Allah! Su'aalaha yaala hadda waa 15 su'aalood.

Halkan ka gal qolka jawaabaha
Taarikhda maanta: Dooro mawduuc: E-mail-kaaga:
Ku qor Su'aashaada halkan hoose
 
FG! MUHIIM! MUHIIM!
Marka hore dooro mawduuc ku haboon su'aashaada. Marka xigtana hadalka soo koob hana ahaado mid la fahmi karo oo cad. Markaad dirto su'aashu waxay ku dhaceysaa qol culumada u gaara, kadib shiikh ka mida shiikhyada ayaa kaaga soo jawaabi doona insha Allah, wakhtiguna wuxuu ku xiran yahay marba culumadu siday firaaqo u hayaan.

Copyright © All rights reserved 2003 Lasoo xiriir: webmaster@tawfiiq.net