|
Maxaa la iigu soo jawaabi waayay?
Hadii aad ka arki waydo su'ashaada jawabtaadi dhinaca midig, oo aad
garan waydo in su'aashaadi laga soo jawaabay
iyo in kale, islmarkaana aad xusuusato mawduuca su'aashaadu ku saabsanayd.
Waxad ka raadin kartaa Keydka jawaabaha ee kore. Laakin hadaadan mawduucii xasuusan, ee aad kalmad kaliya ka
xasuusato su'aashaadi, isticmaal meesha ay ku qoran tahay "Raadi jawaab" dhinaca bidix kor. Hadaad aragto booskii
su'aasha oo ay calaamad su'aal (?) saaran tahay, waxaa loola jeedaa in mawduuca su'shaasaas nasoo gaadhay,
laakin wali aan laga soo jawaabin. Sidaa awgeed iska sug.
|